Muuqaal: Madaxwayne Deni “Dowladda Federaalka Siyasadda hadda ay ku socoto waxay dalka u horseedysa Burbur waa iney joojisa dagaalada ay Beledxaawo iyo Doolow kawado”

1a1b

31 July 2025 (Puntlandes.com) Madaxweynaha Dowladda Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa jjeediyey Khudbad uu ugu hambalyaynayey shacabka Puntland munaasabadda 1-da August ee sannad-guurada 27-aad ee Aasaaska Dowladda Puntland.

Madaxwayne Deni ayaa yiri “Dowladda Federaalka Siyasadda hadda ay ku socoto waxay dalka u horseedysa Burbur waa iney joojisa dagaalada ay Beledxaawo iyo Doolow kawado”

About The Author