Muuqaal: Hadaljedintii Duqa degmada Gaalkacyo Maxamed Daacad ee Shirka Horumarinta gobalka Mudug
01 Aug 2025 (Puntlandes.com) Duqa degmada Gaalkacyo Maxamed Daacad ayaa khudbad ka jeediyey Shirka Horumarka gobalka Mudug oo ku soo dhmaaday magaalada Gaalkacyo.
Duqa Gaalkacyo “Waxaan dib u habeyn ku samaynay Guddiga Horumarinta Degmada Gaalkacyo, si xal waara loogu helo biyaha magaalada fariista. Waxaa dhawaan la furayaa xafiiska biyo-saarka, iyadoo dhawaan la bilaabi doono daraasaadka la xiriira arrimaha biyaha”