Jubaland ”Dowlada Jubbaland waxay caddaynaysa dhamaan hubka yaalla gobolka Gedo inuu yahay mid ay jubbaland leedahay marka laga reebo huba Masar ay bixisay oo Garbahaarey la geeyay intii Qulqulata socotay”
07 Aug 2025 (Puntlandes.com) Dawladda Jubaland ayaa war kasoo saartay xaalada cakiran ee Gobolka Gedo iyadoo sheegtay in Hubka Gedo yaala ay Jubaland leedhay.
”Dowlada Jubbaland waxay caddaynaysa dhamaan hubka yaalla gobolka Gedo inuu yahay mid ay jubbaland leedahay marka laga reebo huba Masar ay bixisay oo Garbahaarey la geeyay intii Qulqulata socotay” Jubaland

