Muuqaal: Wasiir Cali Xoosh oo la hadlaya Woqooyi-Bari “Mucaaridka Xamar iyo kuwa deriskiina waxa la rabaa in aad ka difaacdaan Dowladda Federaalka”

1a1a3

01 Sep 2025 (Puntlandes.com) Wasiirka Arimaha Gudaha dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay inay magaalada Muqdisho ka socdaan mucaarad xoogan oo lagu diidan yahay Dawladda Federaaalka ee idiin dhistay maamulkiina, isagoo sheegay inay u diyaar garoobaan inay difaacaan madaxda DFS.

Wasiir Cali Xoosh oo la hadlaya Woqooyi-Bari “Mucaaridka Xamar iyo kuwa deriskiina waxa la rabaa in aad ka difaacdaan Dowladda Federaalka”

About The Author