Muuqaal: Gudoomiye Timocadde: Lama qaraniyo waa imaanayaan Madaxweynaha iyo Reysalwasaaraha DFS caleemo-saarka madaxweynaha Maamulka Waqooyi Bari

1a1a4

01 Sep 2025 (Puntlandes.com) Gudoomiye kuxigeenka 2aad ee Aqalka Sare JFS Senator Cabulaahi Cali Xirsi (Timocadde) ayaa sheegay inaysan qarinayn oo ay magaalada Laascaanood imaanayaan Madaxweynaha dawladda Federaalka xasan Sheekh iyo Reysalwasaaraha Xukuumadda Xamse kana soo qaybgalayaan caleemasaarka madaxweyne Firdhiye.

“Lama qaraniyo waa imaanayaan Madaxweynaha iyo Reysalwasaaraha DFS caleemo-saarka madaxweynaha Maamulka Waqooyi Bari” Timocadde

About The Author