Muuqaal: Garaad Cabdillaahi Garaad Saleebaan “Soomaali wixi dawladnimo & Qaran Soomaaliyeed Raba ayaanu walaalo nahay…qolyaha Xamar jooga waxaan leenahay kaalaya halkaan nala dega”
01 Sep 2025 (Puntlandes.com)Garaad Cabdillaahi Garaad Saleebaan oo ka mid ah Isimada maamulka Waqooyi Bari ayaa ugu baaqay Beesha Hawiye inay la degto degaanadooda, ayna walaalo yihiin taageerayaasha dawladda Xasan Sheekh oo kaliya.
“Soomaali wixi dawladnimo & Qaran Soomaaliyeed Raba ayaanu walaalo nahay…qolyaha Xamar jooga waxaan leenahay kaalaya halkaan nala dega” Garaad Cabdillaahi Garaad Saleebaan ayaa yiri