Muuqaal-Sawirro: Madaxweyne Cirro oo si adag u hanjabay “Cidii nagu soo xadgudubta guryahooda ayaanu ugu tegeynaa…”
03 Sep 2025 (Puntlandes.com) Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo kormeer shaqo ku tegay Xarunta Taliska Guud ee Ciidanka Somaliland ayaa si adag u hanjabay.
Madaxweynaha oo Kormeerkaan uu ahaa mid uu Madaxweynuhu ugu kuur galayay hab-sami-u-socodka hawlaha Ciidammada Somaliland ayaa yiri “Cidii nagu soo xadgudubta guryahooda ayaanu ugu tegeynaa…”




