Muuqaal: Puntland “Somaliland waa u xor aragtidooda ictiraafraadinta, waa walaaleheen waa inaan garab u noqonno”
06 Okt 2025 (Puntlandes.com) Gudoomiye kuxigeenka 1aad ee Baarlamaanka Puntland Maxamed Baari Shire ayaa yiri ayaa amaanay Somaliland isagoo sheegay in Baasaboorkooda lagu tago UAE.
“Somaliland waa dowlad baasaboor & calan leh, annaga culeys naguma hayaan xor bay u yihiin aragtidooda haddii la aqoonsanayo, Jabuutiba waa waleeheen culeysna naguma hayso; SL waa waleeheen waa in aan garab u noqonno” Guddoomiye ku-xigeenka Baarlamanka Puntland