Muuqaal: MD kuxgeen Lugatoor oo u duurxuley Firdhiye “Ninka Laascaanood jooga ee colaad ku xorayn waayey Ceerigaabo, nabadeedu u dabranaan mayso”
09 Okt 2025 (Puntlandes.com) Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo taageerey Heshiiska Is-afgarad ee Puntland & Somaliland “Heshiiska Puntland & Somaliland waa mid mustaqbal oo aragti dheer oo Soomaaliya wax weyn lagaga qabanayo; Sool & Cayn anaa madax u ah, Cirro haddaanu duulaan wadin in lala wada shaqeeyo waa waajib”
Lugatoor oo u duurxuley Firdhiye “Ninka Laascaanood jooga ee colaad ku xorayn waayey Ceerigaabo, nabadeedu u dabranaan mayso.”
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland “Cirro haddaanu duulaan wadin waa waajib in lala shaqeeyo… Sool & Cayn anaa madax u ah, Ceerigaabona dadka waa ku celinaynaa.”