Muuqaal-Garowe: Islaan Bashiir Islaan Cabdille oo kahadlay Maalgashiga Garoonka Diyaaradaha ee Gaalkacyo & horumarinta gobolka Mudug
26 Okt 2025 (Puntlandes.com) Islaan Bashiir Islaan Cabdille oo munaasabad Qado sharaf loogu saweeyey wafdi uu hogaaminayey oo ka kooban Isimo iyo Ganacsato ka yimid Nairobi ayaa kahadlay Maalgashiga Garoonka Diyaaradaha ee Gaalkacyo & horumarinta gobolka Mudug.
Sidoo kale IOslaan Bashiir ayaa ka hadlay amniga gobolka Mudug, iyagoo Isimada uu uu hogaanka u yahay ay ku hawlan yihiin xalinta Aanooyinka Qabiilka ee gobolka ka dhacay.