Wariye Cabdicasiis Golfyare oo loo magacaabay Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiriirka Warbaahinta Villa Somalia

1a1a1

27 Okt 2025 (Puntlandes.com) Madaxtooyada Soomaaliya ayaa is beddel maamul ku sameysay Xafiiska Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiriirka Warbaahinta, waxaana xilkaas loo magacaabay Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Golfyare).

Xilkaan ayaa waxaa hayey oo laga qaadey Maxamed Aadan Maxamed (Dugoow), waxaana iminka Madaxtooyadda ku biiray Wariye khibrad fiican u leh Saxaafadda.

About The Author