Siyaasiyiin oo hogaaminayo Fahad Yasinoo DFS & dowlad goboleedyada xilal ka soo qabtay oo madaxweynaha Soomaaliya u dhisaya RW hore Saacid Shirdoon

10  Nov 2025 (Puntlandes.com) Sagaal siyaasi oo Dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada dalka xilal kala duwan ka soo qabtay ayaa ku midoobay midow la baxay “Haybad-qaran”, iyagoo Musharrax Madaxweynaha Soomaaliya ku dhsaya Raysal wasaare hore Saacid Shirdoon.

Teamkaan ayaa waxaa isu keenay oo hogaaminaya Fahad Yasin oo dalka 5 sanadood ku xukumayey madaxweyne hore Maxamed Cabdulaahi fgarmaajo, iminkana doonaya inuu dhiso RW Saacid.

About The Author