Muuqaal: Islaan Bashiir Islaan Cabdulle oo magacaabay guddi ka kooban 13 xubnood oo kashaqaynaya nabadynta beelaha Carab Saalax & Reer Khalaf/Cumar Maxamuud
11 Nov 2025 (Puntlandes.com) Islaan Bashiir Islaan Cabdulle oo magacaabay guddi ka kooban 13 xubnood oo kashaqaynaya nabadynta beelaha Reer Ismaaciil ee Carab Saalax & Reer Khalaf ee Cumar Maxamuud.
Guddiga oo Islaanku ka soo xulay Waxgaradka gobolka oo ka koooban Nabadoono iyo culumo waxayna kala yihiin.
- Nabdoon Xabiib Xirsi Barre
- Nabdoon Xabiib Oday Cabdi Baalle
- Nabdoon Axmed Saleebaan Cali
- Nabdoon Sharriif Maxamed Xuseen
- Nabdoon Maxamed Aadan Buraale
- Nabdoon Cabdiraxmaan Maxamed Cali
- Nabdoon Gaargaagr Cumar Cali
- Nabdoon Sheekh Asad Xasan Jaamac
- Nabdoon Cabdixaliin Macali Cali
- Nabdoon Cabdirisaaq Khaliif Maxamed
- Nabdoon Sheekh Cawil Axmed Muumin
- Sheekh Maxamed Guuleed
- Nabdoon Cabdisalaan Xasan Maxamed