Ku dhawaad 1 Milyan oo qof oo laga diwaangeliyey Muqdisho ayaa waxaa kaarka codeynta qaatay ilaa 13 kun oo u dhiganta 1.4%

30 Nov 2025 (Puntlandes.com) Ku dhawaad 1 Milyan oo qof oo loo diwaangeliyey doorashooyinka qof & cod ee DFS ka qabanayso gobolka Banaadir ayaa waxaa kaarka codeynta qaatay ilaa 13 Kun oo u dhiganta 1.4%, iyadoo bisha berri dhallanaysa ee December loo qorsheeyey qabashada doorashada deegaanka.

Midaan ayaa waxa ay ka dhigan tahay in aysan dadku doorashada maamulka Xasan Sheekh doonayn.

About The Author