Muuqaal: Taliye Shub oo weerar afka ah ku qaaday xubno ka tirsan Xafiiska Madaxweyne Xasan Sheekh &….

04 2025 (Puntlandes.com) Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Sareeye Gaas Mahad Cabdiraxmaan Aadan,(Taliye Shub) ayaa weerar afka ah ku qaaday xubno ka tirsan Xafiiska Madaxweyne Xasan Sheekh, isagoona si dadban u duray madaxweynaha.

Taliyaha oo eed kulul u jeediyay xubno ku dacweeyay Madaxweyne Xasan Sheekh kana hadlay xaalada Xabsiga dhexe ayaa sheegay inuu eedda rasmiga ha leeyahay madaxweynuhu ayna isagii isku dacweeyeen.

About The Author