Muuqaal: Madaxweyne Xasan Sheekh “Ummadda Soomaaliyeed waxa keliya ee ka dhexeeya waa diinta; kala qabiil baan nahay, kala deegaan baan nahay, kala danaa nahay.”
09 Jan 2026 (Puntlandes.com) Madaxweyne Xasan Sheekh “Ummadda Soomaaliyeed waxa keliya ee ka dhexeeya waa diinta; kala qabiil baan nahay, kala deegaan baan nahay, kala danaa nahay.”