Xildhibaannada Baarlamanka JFS “Afka ayaa u xiran mana naqaan qofka ay tahay.. waxaan aaminsan nahay in aysan ahayn Guddoomiye Sacdiya”
10 Jan 2026 (Puntlandes.com) Waxa fadhigii maanta ee Baarlamanka Soomaaliya soo fadhiistay booskii Gudoomiso Sacdiyo Salaad Gabar indhaha soo xiratay, taas oo si wayn looga shakisanyahay inay Sacdiyo yahay
Sawirka Sacdiyo Salaad & Gabadha meesha fadhiya markaad wajigooda si dhaba u fiiriso waxad arkaysaa in aysan shuqul isku lahayn.
“Afka ayaa u xiran mana naqaan qofka ay tahay.. waxaan aaminsan nahay in aysan ahayn Guddoomiye Sacdiya… Fadlan lebbiska halla hagaajiyo rag & dumar.” Xildhibaannada Baarlamanka JFS oo shaki geliyey ruuxa shir-guddoominaya.
