Somaliland oo si adag u cambaaraysay hadalkii Wasiir Fiqi oo ugu goodiyey faragelin millateri
11 Jan 2026 (Puntlandes.com) Somaliland ayaa si adag u cambaaraysay Wasiir Fiqi oo maanta ugu goodiyey faragelin millateri, iyada oo Somaliland hadalladaas ku sifeysey halis.
Dhinaca kale Somaliland waxa ay sheegtey in ay ku taagan tahay xuduuddii 1960-kii, xilli Madaxweyne Xasan Sheekh ku wajahan yahay Laascaanood.
