Muuqaal: Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Baarlamaanka Puntland oo jawaab adag kabixiyey hadalkii Sen Mashruuc ee Bosaso
26 Jan 2026 (Puntlandes.com) Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Baarlamaanka dawladda Puntland Maxamed baarri Shireoo jawaab adag kabixiyey hadalkii Sen Mashruuc ee Bosaso.