Habraaca 5ta cutub ee dastuurka uu MD Xasan Sheekh doonayo inuu bedesho
27 Jan 2026 (Puntlandes.com) Waxa la shaaciyey habraaca 5ta cutub ee dastuurka ee uu madaxweyne Xasan Sheekh doonayo inuu bedesho oo meelmariyo, isagoo Mr “ANSAX WAAYE” u meelmarinayo.
Madaxweyne Xasan Sheekh maalinta doodan bilaabanayso ayuu rabaa in ay Muqdisho lajoogaan Siciid Deni iyo Axmed Madoobe oo diidan hanaanka wax kabedelka Dastuurka.
