27 Jan 2026 (Puntlandes.com) Bulshada Rayidka Puntland ayaa beenisey ka qayb qaadatay wax-ka-beddelka Dastuurka Federaalka, ka dib markii galabta ay Wasaaradda Dastuurka DFS sheegtey in bulshada Puntland laga tashtay wax-ka-beddelka Dastuurka.
About The Author