Maamulka Xasan Sheekh oo si dadban u shaaciyey Ajendaha shirka 1da febraayo

1a1a10

27 Jan 2026 (Puntlandes.com) Maamulka Xasan Sheekh oo si dadban u shaaciyey Ajendaha shirka 1da febraayo ayaa waxay soo saareen qoraal ay ku leeyihiin waxaan bilownay wadatashi “saamilayda siyaasadda”.

Waxay ku sheegeen in laga wadahadlay qodobada kala ah:

1-Wadajir iyo Midnimada Qaranka

2-Aminga iyo la dagaalanka Alrgagixisada

3-Dhamaystirka Dastuurka

4-Doorashooyinka

5-Xaaladda Abaaraha

Shantaas qodob ayuu doonayaa madaxweyne xasan Sheekh inay noqdaan Ajendaha shirka loo balansan yahay 1da febraayo.

About The Author