Muuqaal: Dr Maryan Qaasin Axmed oo loo doortay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya

04 Feb 2026 (Puntlandes.com) Dr. Maryan Qaasin Axmed ayaa loo doortay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya, waxayna ku guulaysatay 5 cod, halka musharaxa kale Cumar Cabdulle Calasow uu helay 4 cod.

Guddoomiyaha Gudiga-madaxabanaan ee Xuquuqul-Insaanka Soomaaliya Dr. Maryam Qaasim ayaa horay usoo noqotay Wasiirkii Arrimaha-bulshada JFS, waana markii u horreysey dalku yeeshey, iyada DFS la soo wareegtey maamulka xuquuqda-aadaanaha ee dalka.

About The Author