Gudoonka Baarlamanka DFS oo fadhiyada ka joojiyey xildhibaanno hor leh oo ay ka mid yihiin Xil Cabdiraxmaan Cabdishakuur & Xil Sanyare

1a1a1-17

08 Feb 2026 (Puntlandes.com) Guddoonka Baarlamanka oo fadhiyada ka joojiyey 6 xildhibaan iyo hal Senator oo hor leh, kuwaasoo ay ku jiraan Xil Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Xil Sanyare.

Xildhibaanadaan ayaa waxay ku biirayaan badi xildhibaannada Jubaland iyo Puntland oo laga joojiyey ka qaybgalka fadhiyada Baarlamanka labada Aqal ka dib markii ay ka hor yimaaddeen Dhammaystirka Dastuurka JFS.

About The Author