08 Feb 2026 (Puntlandes.com) Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa si rasmi ah u daahfuray Mashruuca Horumarinta Kalluumaysiga Bosaso, sidoo kale waxa uu soo xidhay mashruucii tijaabada ahaa ee diiwaangelinta dadweynaha Puntland.