Muuqaalo-Sawirro: Madaxweynayasha Puntland & Jubaland oo Muqdisho kaga qeybgalay kulanka Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed iyo Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya

1a1a2-7

11 Feb 2026 (Puntlandes.com) Madaxweynayasha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Jubaland Axmed Maxaed Islaan (Axmadoobe) ayaa Muqdisho kaga qeybgalay kulanka Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed iyo Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya.

“Xildhibaanadii Hawiye ee 2021-kii meeshaan nagu jiir jiiri jiray meel ay aadeen ayaan garan waayey, Xamar idinkagama tagayno ee waan idinku qabsanaynaa” madaxweyne Deni

“Dowladnimada Soomaaliyeed in aysan burburin iyo xal baan u nimid Xamar”madaxweyne Axmed Madoobe

About The Author