Sawirro: Injineero katirsan Hay’adda Waddooyinka Puntland oo kormeer shaqo kutagay dhismaha Wadada Dusmada & Gaalkacyo oo ay dhisayso Shirkadda Albaashid Construction

1a1a4-10

12 Feb 2026 (Puntlandes.com) Injineero katirsan Hay’adda Waddooyinka Puntland ayaa kormeer shaqo kutagay dhismaha Wadada Dusmada ilaa Gaalkacyo oo ay gacanta ku hayso Shirkadda Albaashid Construction.

Injineerada ayaa kormeeray habka ay shaqadii u socoto iyagoo warbixino Ka dhagaystay Shaqaalaha Shirkadda ee gacanta Ku haya dhismaha.

Shaqada ugu badan ee hada socota waa dhismaha iyo shubka buundooyinka kadibna waa diyaarinta iyo saarida Laamiga oo ay dhinac socoto dhirayn ballaaran.

About The Author