Guddoonka Baarlamaanka DFS oo ku amray hay’adaha ammaanka in xildhibaanada aysan ka bixi karin iyadoon la ogeyn

1a1e2

02 Mars 2026 (Puntlandes.com) Guddoonka labadab aqal Baarlamaanka ayaa ku amray hay’adaha ammaanka dalka in xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka aysan ka bixi karin dalka, iyadoo aan la ogeyn.

Go’aankan ayaa sidoo kale saameynaya wasiirrada Xukuumadda Federaalka, gaar ahaan kuwa ka tirsan xildhibaanada Baarlamaanka, xilli dalka uu wajahayo xaalad siyaasadeed oo adag.

Dawladda Federaalka ayaa Garoomada Puntland diyaaradaha ka mamnuucday, iyadoo Boqolaal Shacab ah dhib xoogan loogu geystay

Shacabka la dhibaateeyey ayaa qaarkood waxay u socdaali lahaayeen Cumrada.

About The Author