Muuqaal: Senator Farxaan Cali Xuseen oo kamid ah Xildhibaanadii Garowe MD Xasan kaceliyay “Xalane ayaan ku xiranahay, dhaqdhaqaaqayagii oo dhan waa la joojiyey, Madaxweyne Xasana ma fasaxayo ayuu yiri markii loo tagay”

1a1c2

02 Mars 2026 (Puntlandes.com) Senator Farxaan Cali Xuseen oo laga soo doorto Puntland oo Wareysiga siiyey Shabelle TV ayaa sheegay in Xildhibaanadii Garowe uu ka celiyey madaxweyne Xasan sheekh ay ku xiran yihiin Xerada Xalane oo aysan xoriyad haysan amarkana uu bixiyey Xasan Sheekh.

“Xalane ayaan ku xiranahay, dhaqdhaqaaqayagii oo dhan waa la joojiyey, Madaxweyne Xasana ma fasaxayo ayuu yiri markii loo tagay” Senator Farxaan Cali Xuseen oo kamid ah Xildhibaanadii Garowe MD Xasan kaceliyay waraysi siiyey Shabelle Tv

About The Author