Warmurtiyeedkii Shirkii Wadatashiga Puntland & Xildhidhibaanad kumetala DFS, Liiska Xildhibaanada Labada Aqal ee DFS Ku Metela Dowladda Puntland ee qaadacay

1a1a2

03 Mars 2026 (Puntlandes.com) Warmurtiyeedkii ka soo baxay Shirkii Wadatashiga dawladda Puntland iyo Xildhibaanada labada Aqal ee BJF soomaliya ku metala Puntland, iyadoo lagu sheegay in haddii uu Xasan Sheekh ku adkaysto ay Puntland ka shaqayn doonto in dawlad dalka loo dhiso.

Liiska Xildhibaanada Labada Aqal metela Dowladda Puntland ee qaadacay, kana baxay Bedelista Sharci-darrada ah ee Dastuurka Ku-Meel-Gaarka Federaalka Soomaaliya.

Puntland ayaa waxaa labada Aqal ee BJF soomaliya ku metala 48 xildhibaan, waxana Dastuurka Xasan Sheekh qaadacay 30 xildhibaan oo ka mid ah labada Aqal, halka 18 kale ay noqdeen wax ah wasiiro, wasiir kuxigeeno iyo wasiirul dawlayaal iyo qaar laaluush ku raacay.

Screenshot
Screenshot
Screenshot

About The Author