Muuqaal-Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay dhaqangelinta dastuurkii DFS

1a1a2-7

08 Mars 2026 (Puntlandes.com) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa maanta si rasmi ah u saxiixay Nuqulka Dastuurkiisa cusub ee aan heshiiska lagu ahayn.

“Maanta waxaa soo gabangaboobay, safarkii dheeraa ee dib u eegista Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo muddo dheer soo ahaa, mid ku meel gaar ah, Baarlamaanka Federaalkuna ay dhowaan ansixiyeen. Ilaaheey idankiis, maanta wixii ka dambeeya, waxaa noo billaabandoona dhaqan galintiisa” ayuu yiri Xasan Sheekh

Dastuurkaaaan ayaa waa qaadacay dawladaha Puntland iyop Jubland iyadoona aysan wali soo dhawayn Galmudug iyyo KG, sidoo kalena waxaa diidan siyaasiyiinta iyo madaxdii hore.

About The Author