MD Farmaajo “Saxiixa sharci darrada ah ee maanta uu sameeyey Madaxweyne Xasan Sheekh waxa uu ka soo horjeedaa hab-raarcyada uu qeexayo dastuurka ku-meel-gaarka, waxa uuna kala gaynayaa ummadda Soomaaliyeed”

1a1a1-6

08 Mars 2026 (Puntlandes.com) Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa ku eedeeyey madaxweyne Xasan sheekh inuu kala dhantaalayo midnimada dalka.

Farmaajo ayaa qoraalka ku yiri “Saxiixa sharci darrada ah ee maanta uu sameeyey Madaxweyne Xasan Sheekh waxa uu ka soo horjeedaa hab-raarcyada uu qeexayo dastuurka ku-meel-gaarka, waxa uuna kala gaynayaa ummadda Soomaaliyeed”

Hoos ka akhriso qoraalka madaxweyne farmaajo:

About The Author