Golaha Mustaqbalka “Muddo kororsi ma aqbalayno, DFS waqtigeedu wuxuu ku eg yahay 15ka May, Dowlad goboleedyada muddo dhaafka ahna waa in ay doorasho galaan”

1a1a2-7

09 Mars 2026 (Puntlandes.com) Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo warsaxaafadeed soo saarayt ayaa ka horyimid muddo kororsi uu samaysto madaxweyne Xasan Sheekh, iyagoo hoosta ka xariiqay in DFS waqtigeedu ku eg yahay 15ka May 2026. Sidoo kalena waxay ugu baaqeenb dowlad goboleedyada muddo dhaafka ah in ay doorasho galaan.

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed: “Muddo-kororsi ma aqbalayno, DFS waqtigeedu wuxuu ku eg yahay 15-May, Dowlad-goboleedyada muddo-dhaafka ahna waa in ay doorasho galaan.”

About The Author