Muuqaal: Guddiga Abaaraha oo lacagaha soo xarooday & siday u baxeen dadweynaha la wadeegay

Skärmbild 2026-03-14 225548

14 Mars 2026 (Puntlandes.com) Guddiga Gurmadka Abaaraha Puntland ayaa soo saaray warbixinta dhaqaalihii ay uruuriyeen intii ay magacownaayeen, taas oo ka timid dawladda, Shirkadaha ganacsiga iyo shacabka Puntland.

Guddiga ayaa kumanaan qoys raashin iyo biyo gaarsiiyey, ceelalna way dayactireen, lacagaha soo xarooday iyo sida ay u baxeen ayay dadweynaha la wadeegeen Guddigu.

About The Author