Senator Adam “Walee waxaan arkaa wixii ay ka digayen Jubbaland & Puntland ee ahaa Burburinta Federaalka”

1a1c9

14 Mars 2026 (Puntlandes.com) Villa Somalia iyo Koonfur Galbeed ayaa waxaa banaanka usoo baxay dagaal siyaasadeed ay si hoose iskugu wadeen todobaadyadii u dambeeyey, Senator Adan Abdinasir oo kamid ah xubnaha ku dhaw-dhaw Laftagareen ayaa si cad u sheegay in dagaalkii qarsoodiga ahaa bareer noqday.

Isla maanta la dhaqangaliyey in cid kasta oo loo arko in ay Laftagareen la siyaasad tahay laga celiyo garoonka Muqdisho.

“Walee waxaan arkaa wixii ay ka digayen Jubbaland & Puntland ee ahaa Burburinta Federaalka” ayuu yiri Senatorkan.

About The Author