Laftagareen & Cali Fiqi oo u amabaxay Kenya…

1a1a2

30 Mars 2026 (Puntlandes.com) Madaxweynaha xilka laga tuuray ee Koonfur Galbeed Cadicasiis Laftagareen iyo Gudoomiyihii Baarlamanka Cali Fiqi ayaa ka dhoofay Garoonka Diyaaradaha ee Baydhabo, iyadoo ay u timid diyaarad la sheegey in ay u raaceen dalalka deriska ah ee Kenya & Itoobiya.

DFS ayaa dooneysey in ay marka hore tagaan magaalada Muqdisho laakiin maysan u suurtogelin taasi.

Laftagareen ayaa shaaciyey inuu is casilay, 7 sano iyo dheeraad uu xilka hayey ka dib, Xasan Sheekh ayaa u bedelay si la mid ah sidii uu Farmaajo ku keenay 2018-kii.

About The Author