Muuqaal: MD Deni oo magacaabay Xubno ka mid ah Golaha Wasiirada, Xisaabiyaha Guud, Gudoomiyaha & Agaasimaha Guud ee Bankiga, Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada, Gudoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Rayidka ah & Gudoomiyeyaasha Gobolada Puntland

Skärmbild 2026-03-02 085506

31 Mars 2026 (Puntlandes.com) Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid cabdulaahi Deni oo magacaabay Xubno ka mid ah Golaha Wasiirada Dowladda, Xisaabiyaha Guud, Guddoomiyaha iyo Agaasimaha Guud ee Bankiga, Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada , Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Rayidka ah iyo Guddoomiyeyaasha Gobollada Puntland.

About The Author