Wax ka ogoow beelaha wasiirrada la magacaabay

1a1a2

31 Mars 2026 (Puntlandes.com) Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid cabdulaahi Deni ayaa magacaabay Xubno cusub qaarna isku bedelay Golaha Wasiirada Dowladda, wax ka Ogoow beelaha Wasiirrada la magacaabay.

  1. Cabdurashiid Barqadle Warsame:  Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Diinta, Beesha Dhulbahante
  2. Cumar Cabdisamad Yuusuf Duux: Wasiirka Beeraha iyo Waraabka, Beesha Cumar Maxamuud (Majeerteen)
  3. Cabdi Hirsi Cali Qarjab:  Wasiirka Arrimaha Gudaha, Beresha Ciise Maxamuud (Majeerteen)
  4. Maxamed Cabdiraxmaan Faroole: Wasiirka Caafimaadka, Beesha Ciise Maxamuud (Majeerteen)
  5. Barre Yuusuf Faatax: Wasiirka Qorshaynta, Beesha Siwaaqroon Majeerteen
  6. Cabdiftaah Ugaas Yaasiin: Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada, Beesha Dishiishe
  7. Hodan Siciid Xasan: Wasiirka Haweenka iyo Arrimaha Qoyska, Beesha Warsangeli
  8. Farxaan Cali Hirsi: Wasiirka Warfaafinta iyo Isgaarsiinta, Reer Biciidyahan
  9. Siciid Cali Jaamac Qorsheel: Wasiirka Xannaanada Xoolaha iyo Daaqa, Beesha Warsangeli
  10. Caydaruus Axmed Faarax: Wasiirka Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada, Warsangeli
  11. Maxamed Cabduqaadir Doonyaale: Wassiirka Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda, Beesha Warsangeli
  12. Cabdinasiir Yuusuf Xaaji Hirsi: Wasiirka Gargaarka, Beesha Leelkase (Darood)
  13. Maxamuud Caydiid Dirir: Wasiirka Dhalinyarada, Ciyaaraha iyo Dalxiiska, Beesha Dhulbahante

About The Author