Muuqaal: Wasiir Najiib Barkhadle ookahadlay madaxda DFS oo muddo xileedkoodu Baarlamaankana dhamaaday, madaxweynahana uu gabogabo yahay, khilaafka kala dhexeeya Hogaamiye Firdhiye & aragtidiisa kusaabsan aqoonsiga WB ee Xasan Sheekh

Skärmbild 2026-04-18 171528

18 April 2026 (Puntlandes.com) Wasiirul dawlaha Warfaafinta PUntland Najiib Barkhadle Warsame oo waraysi siiyey Daljir Media ayaa ka hadlay madaxda Dawlada Federaalka Soomaaliya oo muddo xileedkoodu Baarlamaankana dhamaaday, madaxweynahana uu gabogabo yahay. Wuxuu sidoo kale sharaxay khilaafka kala dhexeeya Hogaamiye Firdhiye iyo aragtidiisa ku saabsan aqoonsiga WB ee Dawlada Federaalka.

About The Author