Somaliland: Guddiga Diiwaangelinta Ururrada Siyaasadda & Ansixinta Axsaabta oo sharci-darro ku tilmaantay dacwad uu u gudbiyey Guddoomiyihii hore ee Golaha Dhexe ee xisbiga KULMIYE

1a1b4

03 May 2026 (Puntlandes.com) Dacwadii u dhexaysay gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Maxamed Kaahin Axmed iyo gudoomiyihii golaha dhexe ee Xisbigaaasi xilkana laga qaaday dhowaan Maxamuud Jaamac Warfaa (Wedka) Oo Maanta ay soo saareen go,aankii ay ka gaadheen Gudidada Ururada Iyo Asxaabta Somaliland oo dacwadooda ka garyaqaysay.

Guddiga Diiwaangelinta Ururrada Siyaasadda iyo Ansixinta Axsaabta oo sharci-darro ku tilmaantay dacwad uu u gudbiyey Guddoomiyihii hore ee Golaha Dhexe ee xisbiga KULMIYE.

About The Author