Puntland oo DFS ku eedeysay soo laabashada Burcad-badeedda
03 May 2026 (Puntlandes.com) Dawladda Puntland ayaa Dawladda Federaalka Soomaaliya ku eedeysay inay ka shaqaynayso soo laabashada Burcad-badeedda
“Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Madaxweynaha muddo xileedku ka dhamaanayo Xassan Shiikh iyo kooxdiisa waxay ka shaqeeynayaan in ay xoogeystaan falalka argagaxisada iyo burcadbadeeda, iyagoo ka abuuraya dowladaha xubnaha ka ah federaalka qalqal Amni.” Wasiir Bile Qabowsade.