Muuqaal-Bursaalax: Hadaljeedintii Islaan Bashiir Islaan Cabdulle Islaan Faarax ee xaalmarinta Dr Faarax

1a1a1-3

05 May 2026 (Puntlandes.com) Islaan Bashiir Islaan Cabdulle Islaan Faarax ayaa ka qaybgalay munaasabadda xaalmarinta Dr Faarax Maxamed Cabdi ee maanta ka dhacday magaalada Bursaalax.

Islaan Bashiir oo timaamay siduu u xumaa oo uu uga xunyahay falkii xoriyadiisa looga qaaday Dr Faarax ayaa ka raaligeliyey Dhakhtarka dhibkii loo gaystay.

Sidoo kale Islaanka ayaa fariin adag u diray bulshada degmada horumarka ee Bursaalax inay u istaagaan sidii ay nabadda iyo wada noolaanshaha uga shaqayn lahaayeen iyagoo gacmaha is haysta.

About The Author