Muuqaal: Mucaaradka maamulka mudo xileedkiisu dhamaanayo ee Xasan Sheekh ayaa ku dhawaaqay banaanbax kadib….

Skärmbild 2026-05-11 220112

11 May 2026 (Puntlandes.com) Mucaaradka maamulka mudo xileedkiisu dhamaanayo ee Xasan Sheekh ayaa ku dhawaaqay banaanbax kadid marka uu dhamaado mudo xileedka MD Xasan Sheekh.

Mucaaradka ayaa sheegay inay banaanbax ballaaran qabanayaa 16ka bishaan oo ku beegan maalin ka dib marka uu dhamaado mudo xileedka Xasan Sheekh.

Dhanka kale Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa sheegay in Dowladdu ay Dayniile ku dishay dad si nabad ah ku banaanbaxayey.

About The Author