Muuqaal: Khayre “Ku dhawaad 20 dhallinyaro ah ayaa xiran waxa ay u xiranyihiin in ay muujiyeen Xuquuqdooda Muwaadinnimo”
24 May 2026 (Puntlandes.com) “Ku dhawaad 20 dhallinyaro ah ayaa xiran waxa ay u xiranyihiin in ay muujiyeen Xuquuqdooda Muwaadinnimo.
Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed waxa ay go’aansadeen in ay sameeyaan liis dhamaystiran oo dadka Soomaaliyeed iyo dunidaba lala wadaagaayo oo ah saraakiisha Dhallinyarada Soomaaliyeed beegsata.” RW Khayre