Muuqaal: MD Qoorqoor ”Ninka dhuumanayoow Dhabarku muuqdoow, waa dharaar lagu dhawrayee dadkaaga dhinac ka raac…..”
27 May 2026 (Puntlandes.com) Madaxweynaha Galmudug oo salaaddaCiidda kaddib khudbad jeediyey ayaa wuxuu shacabka la wadaagay xaaladda guud ee dalka iyo gaar ahaan Galmudug khilaafka ka jira doorashadeeda oo madaxweynaha mudo xileedkiisu dhamaaday Xasan Sheekh Boorso ku qaatay.
”Ninka dhuumanayoow Dhabarku muuqdoow, waa dharaar lagu dhawrayee dadkaaga dhinac ka raac…..” Qoor Qoor oo weerar afka ah ku qaaday Xasan Sheekh.
Madaxweyne Qoorqoor “Indhaha kama qarsan doono kooxaha danleydaha ah ee khilaafka ka dhex abuuraya reer Galmudug,arimaha dhex-deena ahna waxaan ku dhameyn karnaa wada hadal”
”Wadanka guud ahaan muddo xileedkii waa dhamaadeen,Galmudug Waxay u baahantahay Doorasho loo simayahay oo oo dhexda taal” MW Qoor-qoor