Muuqaal: MD Axmed Madoobe “Doorasho Dadban baa laga cawday saa la aaday Doorasho Dabran, Xasan Sheekh hal maalin ha is dhageysto isagaa markhaati iskugu filan”
27 May 2026 (Puntlandes.com) Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe oo salaaddii Ciida kadib khudbad jeediyey ayaa sheegay in Soomaaliya haddii jidkaan lagu sii socdo go’aano waa weyn la gaari doono.
“Doorasho Dadban baa laga cawday saa la aaday Doorasho Dabran, Xasan Sheekh hal maalin ha is dhageysto isagaa markhaati iskugu filan”
”Xasanoow kuwa kaa xoog badan ayaa xoog ku joogi kari waayay, talada dhexda dhig” MD Axmed Madoobe