Muuqaal: Sheekh Maxamed Kaariye “Wixii dhacayaba haka dhacaane Walaahi haddii Kurka nalaka goynayo ama diyaaradaha Drones ISR ay Hargeysa nagu dilayaan badali meyno Mowqifka Shareecada, Alle ayaan raalli galineynaa Ninka Doobinayow adiga yaan gacan bir ah lagugu qaban”
29 May 2026 (Puntlandes.com) “Wixii dhacayaba haka dhacaane Walaahi haddii Kurka nalaka goynayo ama diyaaradaha Drones ISR ay Hargeysa nagu dilayaan badali meyno Mowqifka Shareecada, Alle ayaan raalli galineynaa Ninka Doobinayow adiga yaan gacan bir ah lagugu qaban” Sheekh Maxamed Kaariye