Muuqaal: Puntland oo ku eedaysay DFS inay carqabad ku tahay Waxbarashada Puntland
30 May 2026 (Puntlandes.com) Dawladda Puntland ayaa ku eedaysay maamulka muddo xileedkiisu dhamaaday ee Xasan Sheekh inuu carqabad ku yahay Waxbarashada Puntland oo ay maanta u fariisteen 25,221 arday Imtixaanka mideysan ee Shahaadiga ah ee sannad dugsiyeedka 2025-2026.
Wasiirka Waxbarashada Puntland ”Waa nasiibdarro inay dawlada Fedraalku carqalayso horumarinta Waxbarashada Puntland”