RW Khayre oo Xasan Sheekh ku eedeeyey masuuliyadda dagaalka gurigiisa lagu qaaday

Skärmbild 2026-05-10 123148

03 june 2026 (Puntlandes.com) Ra’iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Khayre ayaa ku eedeeyey Xasan Sheekh masuuliyadda dagaalkii gurigiisa lagu qaaday, wuxuuna sheegay in Odayaal dhaqan oo nabad ka shaqeynayay la weeraray.

Dowladda ayaa ciidan badan makhribnimada geynaysa dhammaan guryaha madaxda mucaaradka, si looga joojiyo socodka oo dhan, taas oo ahayd Istaraajiyada Villadda ee waqti iibsiga oo ay maanta sameysay.

Drone nooca sahminta ah ayaa guryaha Shariif Sheikh Axmed iyo Xasan Kheyre ay u dirtay dowladda, iyadoo ogaanaysa dhaqdhaqaaqyada socda.

About The Author