DEG DEG Maamulka Xasan Sheekh oo weeraray guryaha MD Sheekh Shariif & RW Khayre
03 june 2026 (Puntlandes.com) Maamulka Xasan Sheekh ee mudo xileedkiisu dhamaaday ayaa weeraray guryaha madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo RW Kheyre ayaa markale weerar lagu qaaday.
Ciidanka Haramcad iyo Gorgor ayaa lagu weeraray guriga Ra’iisulwasaare Xasan Cali Kheyre, taas oo muujinaysa talaabada dowladda oo ay ka go`an tahay weerarida mucaaradkeeda.